Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Wararka Maanta

Dhageyso: Ciidamada Hogaamiyaha Maamulka jubland oo Lagu Layay Duledka Kismaayo .

22nd February 2016 admin 0

Ciidamada ilaalada u ah Hogaamiyaha Maamulka jublnd ayaa Dulaan Qawan  Wax ay ku Qadeen Ciidamada Dowlada Faderaalka ah ee Ku Sugan Magalad Kismaayo Ka dib […]

Xog :Maxaa Kismaayo Geyay Siyaasinta Qaar Ka mid ah Besha Sade

22nd February 2016 admin 0

Ka Dib Safarkii Kismaayo Ay Ku Tagen Magaalada Kismaayo Siyaasiyin Ma Talayay Besha sade Ayaa War Baahiyaha Gedo times. Com Waxaa uu Radiyay Sababta Ka […]

DEG DEG: Rasaas Xoogan oo Caawa ka socota Magaalada Gaarissa ee Dalka Kenya

22nd February 2016 admin 5

Wararka laga helayo Magaalada Gaarisa ee Waqooyi Bari Dalka Kenya ayaa sheegaya in Caawa halkaasi laga maqlay rasaas xoogan oo aan weli la shaacin Cidda […]

Xukumada Somaaliya oo Ka Hadashay Xayiradii Reysal Wasare CCC.

22nd February 2016 admin 2

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay talaabadii habeen ka hor Ciidamada amaanka ee Dowlada Kenya ay ugu xayireen […]

Daawo: Cadaado Ciidamadii Galgmadug oo islaayey

22nd February 2016 admin 5

Ciidamo maamulka galmudug ayaa is laayey maanta duleedka cadaado hal waa dhintay 6na waa dhaawac siday sheegeen madaxda maamulka galmudug kadibna waxaa dagaalkii ku faafey. […]

Qormo Xiiso Badan :Shalay Waxaad Ahayd Maanta Matihid

22nd February 2016 admin 4

Waa Wax Is Caadi ah Masilinta Dowlada Somaaliya Ay Kala kulmaan Qaar Ka mid Wadamada Caalamka So Dhaweyn Xumo Ka Tur Jumeyso Somaaliya Maanta Wax […]

Dhageyso: Maamulka Gal Mudug Al- Shabab 20 Lagu Dilay G, Mudug

22nd February 2016 admin 1

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Gal mudug Adan Maxamud oo War Baahinta La Hadlay Ayaa wax uu Ka Warbixiyay Dagaal Al- shabba iyo Dad Xolo Dhaqto ah […]

Tacsi: Ugaaska Beesha Sade oo ka tacsiyeeyey Geeridii Ku timid Marxuum Cumar Feen oo Afmadow ku geeriyooday.

22nd February 2016 admin 0

Ugaaska beesha Sade ugaas Maxamed Ugaas xaashi ugaas xirsi oo la hadlayay warbaahinta Caalamiga ah ee Gedo Times aya dhambaal Tacsi ah soo gaarsiiyay Warqabadka […]

Daawo:Hay’ada Al Raxma Foundation Oo Gurmad Biyo Ah Gaadhsiisay

21st February 2016 admin 4

Hay’ada Al Raxma Foundatin Oo Gurmad Biyo Ah Gaarsiisay Deegaanka Abaarso iyo kuwa hargeysa kuharereysan. deegaanadaan waxaa kajira biyo la’aan bahsan deeqdaan waxaa soo direy […]

Daawo:Muqdishu Xaqanagii dad kale laguma soori karo

21st February 2016 admin 5

Banaanbax ay ku dalbanayeen shacabka magaalada Muqdisho in xubno lagasiiyo Baarlamanka Dowlada somaliyaoo uu soo qabanqaabiyay Maamulka Gobalkabanaadir ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. shacabkaan ayaa […]

Daawo:Minneapolis soo dhaweyn iyo casho sharaf Agaasimaha guud ee cusbitalka medina Dr. Maxamed Yusuf.

21st February 2016 admin 5

Xaflad lagu soo dhawaynayey agaasimaha guud isbitaalka Madina Dr. Maxamed Yusuf Xasan waxaa lagu qabtay Minneapolis oo ku taqaqusay qaalinka. Dr xasan ayaa aad uga […]

TOP News: Wafdi caalami ah oo Maanta Kismaayo ku wajahan Xilli uu halkaasi Axmed Madoobe Maanta ka dhoofayo.

21st February 2016 admin 2

Wararka ka immaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbadda Hoose ayaa sheegaya in magaalada ay maanta tagi doonaan wafuud caalami ah oo ka socda Qaramada […]

Daawo:Barlaamanka Somaliya waan sugaynaa taliyaasha Booliska,nabadsugida,Abniga

21st February 2016 admin 0

Kulankii barlamaanka Somaliyeed baa lafilaayey inay kasoo qayb galaan taliyaasha abniga,booliska iyo nabadsugida  bal taasi ma dhicin barlamaankii baa loo qaybiyey agande aan kay sugahayeen […]

Daawo:Riwaayadii Axmed Madoobe kana hordhacay shirkii dib u heshiisiinta ee Jubooyibka.

20th February 2016 admin 3

Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka furmay shir dib uheshiisiin Beesha dagta gobolka Gedo iyo Maamulka raskambooni.   dadka dib uheshiista loo qabanayo oo gogosha fadhida […]

Xoga: Maxaa Ku Soo Kordhay Safiiradi La Magaacabi Rabay

20th February 2016 admin 3

Waxaa Ilaa Xaly Soconayay Magaacbista Safiiro Cusub oo lo Magaacabyo Qaar Ka mid ah Dalalka Caalamka Halka Kuwa Kala ay Laga Qadi Rabay Xilka . […]

Posts pagination

« 1 … 1,637 1,638 1,639 … 1,647 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes