Daawo: Cadaado Ciidamadii Galgmadug oo islaayey

Ciidamo maamulka galmudug ayaa is laayey maanta duleedka cadaado hal waa dhintay 6na waa dhaawac siday sheegeen madaxda maamulka galmudug kadibna waxaa dagaalkii ku faafey. qaar kamida ciidamada islaayey ayaa sheegey in mushaarkii loo diiday ciidan kasoo jeeda guriceel iyo Caabudwaaq kadibna markii la qancinwaayey xabada layu aadeegsadey.
Hoos kadaawo:




Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.