Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Wararka Maanta

calan

Dadkii Soomaaliyeed Maxaa Garashadii Ka Qaaday!!! W/Q Jimcaale

7th June 2026 admin 0

Waxaa hubaal ah in dadka Soomaaliyeed ahaayeen dad dareen sare leh, aad u dhiifoon, waxtar ah, qab leh oo aan quursi marnaba ogolaan oo aan […]

shariif

Sheekh Shariif oo Soo Bandhigay Qorshe Xasan Sheekh Ku Dili Rabay

7th June 2026 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay dagaalki isaga iyo Ciidamo ka amar qaata Madaxwaynaha Soomaaliya ee Mudo xileedkiisa Dhamaaday Xasan Sheekh […]

Farmaajo

Farmaajo oo Xasan Sheekh Ku Casumay Gurigiisa Bari Subax 11:00 AM

7th June 2026 admin 0

Mdawaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa casumaad u diray Madaxwaynaha mudo xileedkiisu dhamaaday Xasan Sheekh. Farmaajo oo ka hadlaayey Xaalka dalka ayaa yiri […]

shakuur

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo digniin Culus u diray Macalin Mahdi

4th June 2026 admin 0

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa digniin culus u diray Taliyaha Biliiska Gobolka Banaadir Macalin Mahdi, waxuuna si kulul uga hadlay Dagaalkii ay Dowladda ku qaaday Madaxwaynihii […]

Daawo:Xasan Sheekh oo weeararay Gurigii Xasan Cali Khayre

3rd June 2026 admin 0

Guriga Ra”iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa dagaal xoogan uu kasocdaa, daagalka ayaa u dhaxeeya Ciidamada dowlada iyo Mucaaradkanah.

shariif

Daawo:Sheekh Shariif oo Shaki Galiyey Diinta Xasan Sheekh Haysto

2nd June 2026 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlaayey bananbaxa mucaaradku qabanyo afarta Juun ayaa eedeyn usoo jeediyey Madaxwayne Xasan. Sheekh Shariif ayaa yiri […]

Khayre

Daawo:Khayre oo Shacabka Ugu Baaqay inay isu soo Baxaan 4 Bisha Juun.

1st June 2026 admin 0

Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka hadlaayey bananbaxa dhacay 4 Juun ayaa shacabka ugu baaqay inay isu soo baxaan oo aysan ka […]

koofi

Dr Koofi “Xasan Sheekh Xanuun ayaa ku dhacay wuxuu ku raaxeysanayaa xanuunka dadka kale.

1st June 2026 admin 0

Agaasimihii hore ee hay’adda socdaalka Maxamed Aadan Jimcaale Koofi oo ka qayb galay kulan xasaasi ah oo Muqdisho ku qabteen mucaaradka ayuu eedeyn u jeediyey […]

xasansheekh

Fadeexad Dul Hoganaysa Xasan Sheekh Soomaalidana Ceeb Ku ah!!!

31st May 2026 admin 0

Fadeexadahaan oo u qaybsan laba dhacdo oo cajiib ah oo ah wax qof kasta Soomaaliya ka naxo kana xumado inta aanan ka hadlin aan taariikhda […]

sayid

Daawo:Maxamuud Sayid “Qorigii Muuse, Khanyare iyo Xuseen Caydiid wax ku waayeen ayuu xasan la ordayaa

31st May 2026 admin 0

Madaxwayne Kuxigenka Jubbaland Mudane Maxamud Sayid Aadan oo Kahadlay Sodhawaynti shalay Logu sameyay Degmada Luuq ayaa eedayn u jeediyey Xasan Sheekh. Maxamuud Sayid ayaa yiri […]

dagaal

Daawo:Wararkii ugu danbeeyey dagaal culus oo saaka dhacay magaalada Baydhabo

30th May 2026 admin 0

Ciidanka taabacsan Laftagareen ayaa galay gudaha magaalada Baydhabo, gaar ahaana agagaarka loo yaqaano afar Irdoodka, halkaas oo ah xudunta magaalada, ayna ku dhow yihiin xarumaha […]

shakuur

Xildhibaan CCW” Waxaan ugu tacsiyaynaynaa Odayaashii dadaalka ay wadeen in uusan mira dhalin

26th May 2026 admin 0

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur ayaa ka hadlay kulankii u dhaxeeyey Madasha Samatabixinta Soomaaliya iyo ergadii odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee Madaxwayne Xasan Loo diray Xildhibaan Cabdiraxmaan […]

garaadjamac

Garaad Jaamac “Gudigii Hawiye Waa soo dhamaystirmi Waayeen Xasana Talada Dhulka Hadhigo”

26th May 2026 admin 0

Shirkii Mucaaradka iyo Odayaasha Dhaqanka ee ergo ahaanta ugu tagay Madaxweyne Xasan ayaa ka furmay Magaalada Muqdisho. Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa u sheegay Madasha […]

XASANSHEEKH

Sawiro:Xasan Sheekh oo Abwaanada Soomaaliyeed Ka Codsay Taageero

25th May 2026 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya ee Waqtigiisu dhamaaday Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Abwaanada Soomaaliyeed, kaasi oo looga hadlay doorka suugaanleyda […]

masjid

Fadlan ka qeyb qaata dhismaha Masjidka Al-nuur ee Degmada Warta-Nabadda.

25th May 2026 admin 0

Qaar ka mid ah culumada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay dadka muxsiniinta in ay ka qeyb qaatan dhismaha dhameystirka masjidka Al-nuur oo ku yaala degmada Warta-Nabadda.

Posts pagination

1 2 … 1,791 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes