Sheekh Axmednur Cali Jimcaale oo Casumaad u Sameeyey Dhaqanka Soomaaliyeed
Sheekh Axmednur Cali Jimcaale oo gogol u fidiyey odoyaasha dhaqamada iyo ugaasyada beelaha Soomaaliyeed, kuwaas oo dhowaan muqdisho u yimid caleemasaarka ugaaska Beesha Murusade.