Dowlada Soomaaliya oo Ka Hadashay Dhacdo ka Dhacday Hargeysa
Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si aad ah uga tiiraanyeysan tahay dhacdada foosha xun ee ka dhacday Isbitaalka Guud […]
Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si aad ah uga tiiraanyeysan tahay dhacdada foosha xun ee ka dhacday Isbitaalka Guud […]
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo laga Filaayey Koonfurta Gaalkacyo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaasi oo ay si diiran ugu soo […]
Laamaha Amaanka Puntland ayaa war saxaafadeed kasoo saaray Dagaal ka dhacay Magaalada Gaalkacyo kasoo u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Ciidamo Xasan Sheekh halkaas ku Toobabaraayey […]
Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyey Dowladda Soomaaliya inay ciidamo iyo hub ku daabuleyso deegaanno ka tirsan Maamulkaasi.Dowladada Puntland waxay cambaaraynaysaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ee wakhtigeedu […]
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo war kasoo saaray Hub iyo Ciidan Goluhu sheegay in Dowladda Federalku ay geysay deegaanno ka tirsan Puntland. Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed wuxuu […]
Aqligii ma naga guray?, Garashadii ma eber baa? Ma dawaqay dadkoo idil?Dadnimadii maxaa helay?. Intaas oo su’aalahaan waxaa iga keenay xaalka Somaaliya halka uu maraayo […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee mudo xileedkiisu dhaamaday Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo waqtigiisu dhamaaday […]
Aan idin xasuusiyo dhaartii caan baxday ee siyaasiyiin, aqoonyahaniin,culumo iyo saraakiil reer Galmuduga ugu dhaarteen Xassan Shiikh markii uu u qalabqaatay in uu dumiyo maamulkii […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar ku gaaray magaalada Kambaala ee caasimadda dalka Yugaandha, halkaasi oo uu […]
Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay Xaalada dalka iyo Mudu xileedka Madaxwaynaha iyo Xukuumada Soomaaliya oo Dhamaaday. Sheekh Shariif ayaa yiri […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xildhibaan Darin LaHood oo ka tirsan Aqalka Golaha Wakiillada Dowladda Mareykanka, […]
Shirweynaha Sanadlaha ah ee beelaha Sade Daaroood ayaa Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya lagu qabtay, waxaana ka qayb galay qaybaha bulshada ee kale duwan oo […]
Baarlamaanka Maamulka Waqooyi Bari ayaa ansixiyay qaraar dhigaya in la maxkamadeeyo Saraakiisha iyo askartii Soomaliland ee lagu qabtay dagaalkii ka dhacay Gooja-cadde.
Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyey dalka Jabuuti ahna la taliyaha sare ee Madaxwaynaha Soomaaliya Salaad Cali Jeele ayaa hanjabaad u diray Yahuuda. Salaada cali […]
Hoggaamiyaha Urur Siyaasadeedka Towfiiq Sheekh Maxamed Shaakir oo safar dhulka ah kaga baxay Muqdisho ayaa maanta lagu soo dhaweeyey degmada Wisil ee gobolka Mudug.
Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes