Qormo Xiiso Badan :Shalay Waxaad Ahayd Maanta Matihid

Waa Wax Is Caadi ah Masilinta Dowlada Somaaliya Ay Kala kulmaan Qaar Ka mid Wadamada Caalamka So Dhaweyn Xumo Ka Tur Jumeyso Somaaliya Maanta Wax Ay tahay Siyaasadeda . Dhaqaalaheda, Amnigeeda iyo Xarirka Besha Calamka Ay La Ledahay.

Inkasto Ay Wadamada Kala Ron Yihiin Dhismaha somaaliya iyo Hor Socodka Dowlada ay yelato Waxa Hor Taagan Labada Dal e ay Daris wadaaga La Tahay  ee Itobiyoiyo Kenya Sida Dadka Qar Ay Qabaan ,

Hadii aan U soo Daadago Qormadeyda Waxaan An Ku Li Faqayaa Ficilki Ugu Danbeyay ee Kenya ay Kula Kacday Reysal Wasare Cumar Cadbdi Rashiid,

Baritaan Ay Sameysay Gedo times Ayay ku Ogaatay In Reysal wasarah usan Marin Magalaada wajeer oo ah Goob Diyaaradaha Somaaliya Ka Baxo Lagu Baaro .

Si Toos Ahna Diyaardisa ay Oga Degtay Garoonka Jomo Kenyata  Taasi ay Qeyb Ka Ahyd in loo Dido inuu Galo Magaalaad Nayrobi.

Waxaa Ay taasi Kentay in Sare ay Noqoto Xiisadi Siyasaded ee Ka DhexTageneyd Dowladaha Kenya iyo Somaaliya .

Waxaan Idiin Soom Ban dhignay Mid Ka mid ah Sawiradii So Dhaweynta ee Kenya Ay Subisay Madaxweynihihi Dowaladii Milateriga Maxmed Siyaad Bare.

Taasi oo aan Hal Ku dheg aan Oga Dhiganay

“Shalay Waxaad Ahyd Ma Tihid

w/q Jeylaani husen yusuf 



Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.