Dhageyso: Maamulka Gal Mudug Al- Shabab 20 Lagu Dilay G, Mudug

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Gal mudug Adan Maxamud oo War Baahinta La Hadlay Ayaa wax uu Ka Warbixiyay Dagaal Al- shabba iyo Dad Xolo Dhaqto ah Ku Dhex Maray Degaano ka tirsan G, mudug  oo Lagu Magaacabo Caad iyo cel Cabdi .

Wasiirka wax uu Shegay in Dad Xolo Dhaqatada ah ay Al- Shabab Ka Dileen 22 Ku dhawaad  Tiro Intaas Ka Badana Ay Ka Dhawacen Sidoo Kalana Ay Ka Furteen hub ay Siteen.

Ugu Danbeyn  ayaa Wax uu ugu Baqay dadka Rer Gal Mudug inay La Shaqeyaan Ciidamaada Si Loo So Afjaro Dagaalka Al- shabab Lagula jiro .

Halkaan Ka Dhageyso:




Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.