Daawo:Barlaamanka Somaliya waan sugaynaa taliyaasha Booliska,nabadsugida,Abniga

Kulankii barlamaanka Somaliyeed baa lafilaayey inay kasoo qayb galaan taliyaasha abniga,booliska iyo nabadsugida  bal taasi ma dhicin barlamaankii baa loo qaybiyey agande aan kay sugahayeen ahayn kadibna waxaa bilowday in barlamaanku diideen arintaas waxyna sheegeen in ay shacabka ka masuul yihiin loona baahan yahay madaxdaan inay barlamaanka horyimaadaan.gudoomiye kuxigeenka barlamanka ayaa sheegy inuu hada waraaq kasoo gaartey wasiirka abniga.

Hoos kadaawo




Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.