Daawo:Riwaayadii Axmed Madoobe kana hordhacay shirkii dib u heshiisiinta ee Jubooyibka.

Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka furmay shir dib uheshiisiin Beesha dagta gobolka Gedo iyo Maamulka raskambooni.   dadka dib uheshiista loo qabanayo oo gogosha fadhida waa kuwii taagerayasha axmed Madoobe mana ahan kuwii matalayey Beesha degta Gobolka Gedo.Tani waxay kamid tahay riwaayadihii Axmed Madoobe horey loogu yaqaaney.shirkaan wuxuun lamid yahay kii nabadeynta oo hada kahor fashilmay, beesha kasoo jeeda gobolka Gedo waxaa dhib fool xun u gaystey maamulka Raaskambooni ee jira Kismaayo  oo kaashanaya Kenya,  gogashaan mafadhiyaan Ugaasyadii,waxgaradkii,aqoonyahanadii,xildhibanadii iyo siyaasiintii  gobolka Gedo waxaa iswaydiin ubaahan kani muxuu kaga badalan yahay riwayadiihii horey loogu yaqaanay Maamulka raaskambooni.
Hoos kadaawo




Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.