
kismayo.gedo


AKHRISO: Muran ka taagan goobta lagu qabanaayo cod u qaadista Mooshinka Jawaari
Xildhibaanada ka soo horjeeda Mooshinka laga keenay guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa shuruud ku xiray in cod u qaadista moshinka guddoomiye Jawaari […]

Wasaarada Ciyaaraha iyo Xiriirka kubada Cagta oo beeniyay Warar lagu faafiyay Baraha bulshada.
Cabdi Qani Saciid Carab oo ah gudoomiyaha xiriirka kubada cagta ee Soomaaliya oo maanta la hadlay saxaafada ayaa beeniyay wararka sheegayay in Soomaaliya aysan ka […]

Jabuuti oo Ciidamo u soo direysa Soomaaliya
Dowladda Jabuuti ayaa waxa ay sheegtay in Soomaaliya ay u soo direyso Ciidamo, kuwaasi oo qeyb ka noqonaya Dagaalka Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay […]

Musharaxiinta Xilka Madaxweyne ee Hirshabelle oo Maanta Qudbado jeedinaya
Maanta oo ah Arbaco 13-ka September waxaa Magaalada Jowhar Ee Xarunta Maamul Goboleedka Hirshabelle ka bilaaban doonta Dhageysiga Musharaxiinta u Tartamaya Xilka Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle. […]

Daawo:Maxkamada Ciidamada Jubaland Oo sameeysay Xukun Kayaabsaday Bulshada Kismaayo
Maxkamada maamulka jubaland ayaa xukun dil ah ku riday Askari ka tirsan ciidamada Maamulka jubaland oo dhawaan dil ka geystay magaalada kismaayo, Askari dilka lagu […]

Daawo:Warbixintii Wariye Maxamed Kaasim Madaxweynaha Jubaland Oo Soo Xidhay Kal Fadhigii Labaad Ee Barlamaanka
Madaxweynaha jubaland ayaa maantey soo xirey kalfadhiga labaad ee baarlamaanka jubaland isagoona xiritaanka kal fadhiga kaga hadley qodobo muhiim ah oo ay ka mid tahay […]

Fiirso:Baladxaawo Bandhig dhaqameed oo soo qaban qaabiyeen ururka hawenka ee berwaaqo
Bandhig dhaqameed siwayn loo soo qaban qaabiyey oo lagu qabtey degmada baladxaawo ayna soo qaban qaabiyeen ururka hawenka ee berwaaqo ayaa waxay soo bandhigeen waxyaabihii […]


Madaxwaynihii jubbaland oo u hambalyeeyey Jawaari
Waxaa xarunta kumeel gaarka ah maamulka Jubbaland hada kasocda shir jaraa’d oo uu qabtey madaxwaynaha Jubbaland Axmed islaam ugu hamabalyey nayo Gudoomiyaha Baarlamanka soomaliyeed mudane […]

Maamulka Jubbaland oo Jirdil iyo dagaal ku haya Wariyaasha
7 bishan 1aad ayay aheed markii ay ku dhacday wariye maxamed sahal cumar oo katirsan SBCTV AND RADIO wasirka war fafinta jubbaland CABDI NUUR CALI […]

Daawo: Ciidamada Amaanka Jubaland oo markale soo bandhigeen Afar askari oo ka tirsaneyd Alshabab
Maamulka Jubbaland ayaa Maanta Kismaayo ku soo bandhigay Afar Dagaalame oo ka tirsan Shabaab oo Maamulka Jubbaland isu soo dhiibay, Afarta Dagaalame ayaa la sheegay […]

TOP News: Magaalada Kismaayo oo looga Dabaal Dagay Geerida Korneyl Aadan Koronto iyo Saraakiishii la geeriyootay.
Kadib Dagaalkii ay ku dhinteen Saraakiishii CIiidamada ee Degmada Ceelwaaq iyo askar kale Gaadiid Dagaalne lagu qabsaday ayaa tan iyo maanta waxaa mashxarado loogu dabaaldagayay […]

Degdeg: Laba Qarax oo ka dhacay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.
Waxaa goordhaw ay qaraxyo ka dhaceen qeybo kamid ah magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo. Qaraxyada oo ilaa iyo hadda ah ilaa laba qarax ayaa ka […]
