Aadan Madoobe oo Beeniyey In la Fasaxay Kursigii Fahad Yaasiin

Aadanmadoobe

Waxaaa baraha Bulshada lagu faafiyay warar sheegayay in Guddoomiyaha Barlamaanka Sooomaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe uu ku dhawaaqay in Fahad Yaasiin uu yahay Xildhibaan rasmi ah, ayna sharci aheyd doorashadii uu kusoo baxay.

War Qoeaala oo kasoo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sidaan u qornayd.

“Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa uu si cad u beeninayaa Warqad been abuur ah oo lagu baahiyay Baraha Bulshada, taas oo ku saabsan kursiga Hope #086 Shacabka Soomaaliyeed haka digtoonaadaan warqadaha noocan oo kale ah”.

Xafiiska waxaa uu baaritaan ku sameeynayaa cid calaa cidii Ka dambeysay falkaan, waxaana lala tiigsan doono sharciga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.