Daawo:Fartaag iyo Indhokoray oo Baladxaawo Bulshada Kula Hadlay

Fartaag

Wasiirkii hore ee amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan iyo Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa Maanta oo jimco ah gaaray degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo.

Fartaag iyo Cabdirashiid Janan ayaa waxaa Balad-xaawo kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiinta degmada, Saraakiil ciidan iyo qeybaha kala duwan ee bulshada degmadaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.