Dowlada oo ka hadashay eedaymo loo jeediyey safiirka Uk

safiir

Haya’adda Socdaalka iyo jinsiyaddaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku cadaysay in aanu jirin wax laga beddelay habraaca socdaalka Qurbejoogta Soomaaliyeed ee kusoo laabanaysa dalka.

Warsaxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu xusay in aanay jirin wax Fiise ah oo lagu soo rogay dadka imaanaya.

Ugu dambayn Haya’adda Socdaalka iyo jinsiyadduhu waxay fartay Diyaaradaha qaada rakaabka in ay muwaadiniinta Soomaaliyeed u fududeeyaan safarkooda.

Warkaan ayaa yimid kadib markii qaar kamida shacabka Soomaaliyeed UK ay ku eedeeyeen Safarada Soomaliya ay ku lee yihiin London ay lacag 100 Pound ah dadka waydiinayso .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.