Xubno ka socday dowladda FS iyo Galmudug oo xarigga ka jaray xarun cusub e Lajiiday
Madax ka tirsan dowladda Federaalka iyo kan Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa xariga ka jaray xarun cusub oo loogu talagalay in ay ku howlgalaan maamulka deegaanka […]
Madax ka tirsan dowladda Federaalka iyo kan Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa xariga ka jaray xarun cusub oo loogu talagalay in ay ku howlgalaan maamulka deegaanka […]
Puntland ayaa markii ugu horreysay ka falcelisay wareysi uu wasiirka maaliydda Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur uu siiyay BBC-da, kaas oo uu ku sheegay in […]
Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta XFS Mukhtaar Roobow iyo wafdi u hoggaaminayo ayaa kulan kala yeeshay magaaldda Barakeysan ee Makah dhiggiisa wasiirka arrimaha Islaamka ee […]
Xildhibaan Kasim elmiseed oo ka mida xildhibaanada Dowlada Sooaaliya ayaa sheegay Gudoomiyihii Gedo Axmed Shimbir ee axmed madoobe soo magacaabay inuu yahay Shabaab Dhuumalysi kusoo […]
Dibad bax looga soo horjeedo Axmed Madoobe imaatinka C/laahi Shinbir ayaa ka dhacay Taalada Xoriyada ee Degmada Garbaharrey.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa hambalyo u direy umadda Muslimka munaasabadda Ciidul Adxa awgeed. “Dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka waxaan ugu […]
Madaxweyne Xasan Sheekh oo bulshada Soomaaliyeed la wadaagayey hambalyada munaasabadda Ciidda ayaa ugu baaqay in la joojiyo dagaalada ka socda meelo dalka ka mid ah […]
Madaxwaynaha Hiiraanland Cali jeyte Cismaan ayaa Maanta Magaalada Baladwayne ee xarunta Gobolka Hiiraan hiiraan ka dhagax dhigay Madaxtooyo isxilqaan lagu dhisaayo.
Guddoomiyaha gobolka Gedo Axmed Madoobe u Magacaabay Cabdullaahi Cabdi Jaamac (Shimbir) ayaa maanta magaalada Garbahaarrey ee xarunta gobolka Gedo dhuumalaysi ku tagay.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan maalinta xornimada dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti u diray Madaxweyne Ismaaciil Cumar […]
Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo weynaynaya Todobaadka Xorriyadda, midnimada iyo geesiyaashii naftooda u huray halgankii gobonnimo doonka dalkeenna ayaa maanta ubax […]
Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo warbaahinta la hadlay ayaa Sheegay “Waxaa xanuun leh in maanta oo 26-ka June ay tahay meelo […]
Magaalada Jowhar ee Caasumada Maamulka Hirshabeelle waxaa Maanta ka dhacay Bannaanbax looga soo horjeedo Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen. Banaan Baxaan looga Soo horjeedo Madaxweynaha […]
Madaxwaynaha Soomaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka qayb galay Xuska Sannad Guurada 63-aad ee Munaasibada 26-ka June ayaa ka hadlay dulaadka joogtada ah ee ku […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay weheliyaan Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa […]
Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes