Daawo:Madaxwayne xasan oo bulshada la Wadaagayey hambalyada munaasabadda Ciidda

xasansheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo bulshada Soomaaliyeed la wadaagayey hambalyada munaasabadda Ciidda ayaa ugu baaqay in la joojiyo dagaalada ka socda meelo dalka ka mid ah iyo in la caawiyo danyarta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.