Daawo:Bannaanbax looga soo horjeedo Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa ka dhacay Jowhar

guudlaawe

Magaalada Jowhar ee Caasumada Maamulka Hirshabeelle waxaa Maanta ka dhacay Bannaanbax looga soo horjeedo Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen.

Banaan Baxaan looga Soo horjeedo Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Ganacsatada Suuqa Jowhar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.