Madaxwaynihii hore Sheekh Shariif ayaa ka hadlay Xaalada dalka iyo Dagaalada Socda

shariif

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo warbaahinta la hadlay ayaa Sheegay “Waxaa xanuun leh in maanta oo 26-ka June ay tahay meelo badan oo dalka ah uu ku daadanayo dhiig Soomaaliyeed oo laga baaqsankaray,dagaallada sokeeye iyo dhiigga daadanaayo waxaa asaas u ah cadalaad darro iyo dulmi dhexdeena ka jira”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.