Daawo:Gudoomiyihii Axmed Madoobe Gedo u Magacaabay oo Garbahaarey Dhuumaaleysi ku tagay

shimbir

Guddoomiyaha gobolka Gedo Axmed Madoobe u Magacaabay Cabdullaahi Cabdi Jaamac (Shimbir) ayaa maanta magaalada Garbahaarrey ee xarunta gobolka Gedo dhuumalaysi ku tagay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.