Muqtaar Rooboow oo Magaalada Makah kula kulmay dhiggiisa dalka Qatar

muqtaar

Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta XFS Mukhtaar Roobow  iyo wafdi u hoggaaminayo ayaa kulan kala yeeshay magaaldda Barakeysan ee Makah dhiggiisa wasiirka arrimaha Islaamka ee dalka Qatar kulanka ay yeesheen Masuuliyiinta labad dhinac ayaa ahaa isbarasho waxaaana kulanka intii u socday looga hadlay xoojinta xirirka labad dal iyo arrimo ku saabsan Xajka iyo Xujeyda ka kala Socta Soomaaliya Iyo Qadar  Sanadkaan.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso kulanka labada Wasiir ee ka dhacay magaaladda Mina ee dalka Sacuudi Carabiya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.