Madaxwaynaha Kumeel gaarka ah ee Puntland oo ka hadlay werarkii Gaalkacyo
Madaxwayne ku meel gaarka ee Puntland Ahmed Cilmi Cismaan ayaa waxuu ka hadlay Weerar Xalay lagu qaaday Nabadoon Cabdisamid iyo Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya kaas […]
Madaxwayne ku meel gaarka ee Puntland Ahmed Cilmi Cismaan ayaa waxuu ka hadlay Weerar Xalay lagu qaaday Nabadoon Cabdisamid iyo Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya kaas […]
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan isugu jiray Qada-sharaf iyo Mahadcelin la qaatay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed oo Door […]
Shirka Golaha Wasiirada Koonfurgalbeed Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin Doorashada, amniga deegaanada Maamulka, iyo dardargelinta Qorshiyaasha loogu adeegayo […]
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran oo hoggaaminayay ayaa caawa soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka. Madaxweynaha Galmudug iyo […]
Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo ka hadlaayey dhibka ka jira Magaalada Boosaaso ayaa waxuu sheegay Puntland inaysan yeelanayn dowlada kala duwan iyo ciidan rag […]
Musharax xildhibaan Golaha Shacabaka BFS Cali Cabdi Faarax (Calli Badel) una sharaxan kursiga Sumadiisu tahay HOP054 ee degaan doorashadiisu tahay Galmudug ayaa sheegay in loo […]
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Xukuumada Fadraalka ah ee Soomaaliya Drs Fawziya Abikar Nur ayaa Isbitaalka Martini ku qaabishay Wafdi ka socda Hay’ada WHO. Wasiiradda iyo wafdiga […]
Xildhibaanada ka soo horjeeda Mooshinka laga keenay guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa shuruud ku xiray in cod u qaadista moshinka guddoomiye Jawaari […]
Cabdi Qani Saciid Carab oo ah gudoomiyaha xiriirka kubada cagta ee Soomaaliya oo maanta la hadlay saxaafada ayaa beeniyay wararka sheegayay in Soomaaliya aysan ka […]
Dowladda Jabuuti ayaa waxa ay sheegtay in Soomaaliya ay u soo direyso Ciidamo, kuwaasi oo qeyb ka noqonaya Dagaalka Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay […]
Maanta oo ah Arbaco 13-ka September waxaa Magaalada Jowhar Ee Xarunta Maamul Goboleedka Hirshabelle ka bilaaban doonta Dhageysiga Musharaxiinta u Tartamaya Xilka Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle. […]
Maxkamada maamulka jubaland ayaa xukun dil ah ku riday Askari ka tirsan ciidamada Maamulka jubaland oo dhawaan dil ka geystay magaalada kismaayo, Askari dilka lagu […]
Madaxweynaha jubaland ayaa maantey soo xirey kalfadhiga labaad ee baarlamaanka jubaland isagoona xiritaanka kal fadhiga kaga hadley qodobo muhiim ah oo ay ka mid tahay […]
Bandhig dhaqameed siwayn loo soo qaban qaabiyey oo lagu qabtey degmada baladxaawo ayna soo qaban qaabiyeen ururka hawenka ee berwaaqo ayaa waxay soo bandhigeen waxyaabihii […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes