Dhageyso: Reysalwasaraha iyo Xildhibaanadi Ku Xayirnaa Nayrobi Maxay u shegen Gedo times.

Waxaa Goor dhow la hadlay Gedo times Mid Ka mid ah Xildhibanaad Ku Xiran Garoonka Jomo Kenyata oo Lagu Magaaacabo C. laahi Jamac . Wax uu u Shegay Gedo Times in Markii Hore La Weydiyay Viso Laakin Markii Danbe Ay Howsha Is Badashay ka Dib lagu War Galiyay Inay Caqabad ku Yihiin Amaanka Magaalada .
Reysal Wasaraah Somaliya ayaa Hor Kacayo waxaa Ay u Socdeen Wafuudaasi Shirka Ka furamayo Turkiga ee Loga Hadlayo Arimahaa Dorasahada Somaliya
Kenya Ayaa Hab Dhaqan keeda Siyasiyinta Waxa ahyd Mid Mudoonyinki Danbe Ay K Cabanayen Kenya Masulinta Dowalda Ma Ahan Mid Ixtiraamta u Qirsan Masulin Dowaaladed.
Halkaan Ka Dhageyso.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.