Xoga: Maxaa Ku Soo Kordhay Safiiradi La Magaacabi Rabay

Waxaa Ilaa Xaly Soconayay Magaacbista Safiiro Cusub oo lo Magaacabyo Qaar Ka mid ah Dalalka Caalamka Halka Kuwa Kala ay Laga Qadi Rabay Xilka .

Madaxweynaha Iyo Reysalwasaraha ayaa Isku Mariwayay Sida lo Magaacabayo Safirada Waxaan Kulankodii uu Ku soo Gabo Gabobay Natijo La, aan,

Gedo Times Xogta ay Heshay Ayaa Shegayo Madaxweynaha Koon Fur Galbeed Sharif Xasan Wiil La Dhsahay oo Magacisa lagu Soo Gabiyay “Madeer” in Loo Magaacabi rabo Safiirka Turkiga, Halka Itoobiyana Lo Magaacabi Rabo Gudomiyihi Hore ee G, Hiran C. Fitaax Gesey.

Waxaa Jiro safiiro Kale Balse Waxaan Idiin Balan qadeynaa Inaan idiin soo Gudbin Doono Xogaha Ugu Danbeyo .



Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.