Xog: Axmed Madobe oo Ka Danbeyay Qaraxi Lagu Dili Rabay Wasir Ka tirsan Jubland

Waxaa Qilaaf Xoga uu Soo Kal Dhex Galay Wasiirka arimaha Bulshada Mamulka Jubland iyo Hogaamiyaha Maamulkasi .

Waxaa Soo Baxaayo Xogo Ay u Helayay Gedo times.com ay Shegeyen in ragii Ka Danbeyay Werarkii Lagu Dili rabay Wasiir Macalin maxamud ay Ka Danbeyen , Labo Askari oo ka tirsan Ilaalada Gaarka ah ee Axmed Madoobe oo Lagu Kala Magacabayay , C/qadir Maxamed iyo yusuf .

Mid Kamid labada Rux ayaa Ciidamada Ilaaliyo wasiirk aya Wax Ay ku Dileen Magaalada Gudaheeda Ka dib markii isku Dayay inuu Baxsado.

Halka Mid kala Ay Gacanta Ku Dhigeen Ciidamada Waxaan la Geyay Badda Kismaayo Ka Dib Jirdil Iyo Dhibaato uu La Kulmay Ayuu Qiratay Inuu Soo Diray Hogaamiyaha Jubaland Axmed Ka Dibn Goobta Lagu Dilay

Qadka Talefanka ayuu Kula Xariray Wasiirka Axmed Madoobe Laakin Axmed Ayaa iska Fogeyay eedaas iyada ah ee shegeyso Inuu Ka Danbeyay Qarajinta Wasiirka .




Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.