Xog : Axmed Madobe oo waji Kale u Yelay Shirkii Besha Sade.

Waxaa Magaalada Kismaayo Ka Furmay Shirkii Dib u Heshisinta ee lo Qabnayay Hogaamiyaha Jubland iyo Besha Sade, Shirka ayaa Mudoonyinkii Danbe Waxaa uu Ahaa Mid La Isku Mari La,yahay Ka Dib Markii Dadka Ka Qeyb Galayo ee Matalayo Besha Sade Sida uu Wax u Mareyno Hogaamiyaha Jubalnd Axmed Madoobe ay Dideen
Bare Hiraale ayaa Wax uu Diday inuu Tago Magaalaada Kismaayo iyo Siyaasiyin Kale Iyado Kulamo ay Besha Sade Muqdisho Ku Yelanayeen Ay Isku Mariwayen sida lo Wajahayo Tagita Magaalada Kismayo .
Axmed Madoobe ayaa Wax uu Aday Safar Imaraadka ah Isago Itobiyo iyo Kenya ay is Qasab ah Ugu So Celiyeen Magaalada Kismaayo .
Hogaamiyaha Jubland ayaa Wax uu waji Cusub U Yelay Shirka Dib U Shisinta e Besha Sade Ka dib Mari uu Arakay inuu Turkiga La Tagi Karo inuu La Heshiyay Besha Sade Qeybn ay Ka Noqon karto Heshiskaas Wax Qabadka Dowalidisa.
23 Bishayana Turkiga Waxaa isugu Tagayo Madaxda Dowlada iyo Kuwa Maamul Gobaledyada Kuwaas oo Ka Hadli Dono Dhameystirka Doorashada Somaaliya Sidoo Kale Wax La Weydin Dona Maamul Walbo Hormarka Degaankiisa
Hogaamiyaha jubalnd ayaa Ku Fashilmay Inuu Hormar Maamulkisa uu Ka Sameyo Deganada Juboyinka iyo Gedo . Waxaan Caqabada ugu Adag uu Kala Kulmayay Besh Sade oo Diidayn Sida uu Wax u Maamulayo Hogamiyaha.
Waxaa uu Hor Mar u Arkay Koox Yar oo Tagersan Fikirkiisa oo Ku Sugan Magalaad kismaayo inuu kulmiyo Markaasna ay Matalaan Masiirka iyo Midinamad Besha Sade.



Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.