Daawo:Minneapolis soo dhaweyn iyo casho sharaf Agaasimaha guud ee cusbitalka medina Dr. Maxamed Yusuf.

Xaflad lagu soo dhawaynayey agaasimaha guud isbitaalka Madina Dr. Maxamed Yusuf Xasan waxaa lagu qabtay Minneapolis oo ku taqaqusay qaalinka. Dr xasan ayaa aad uga shaqeeyey xili dhibaato badan kajirto somalia gaar ahaan Muqdisho isagoo ku shaqeynayey cabsi iyo qalab la’aan Dr xasan ayaa muhad celeiyey shacabka magaalada Minneapolis sida wanaagsan ay usoo dhaweeyeen.
Hoos kadaawo




Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.