Daawo:Muqdishu Xaqanagii dad kale laguma soori karo

Banaanbax ay ku dalbanayeen shacabka magaalada Muqdisho in xubno lagasiiyo Baarlamanka Dowlada somaliyaoo uu soo qabanqaabiyay Maamulka Gobalkabanaadir ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.
shacabkaan ayaa dalbanaya in lasiiyo wixii ay xaq ulahayeen iyadoo dawladu wax badan dhagaha ka furaysateen.
Hoos kadaawo




Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.