DEG DEG: Rasaas Xoogan oo Caawa ka socota Magaalada Gaarissa ee Dalka Kenya

Wararka laga helayo Magaalada Gaarisa ee Waqooyi Bari Dalka Kenya ayaa sheegaya in Caawa halkaasi laga maqlay rasaas xoogan oo aan weli la shaacin Cidda ay u dhaxeyso.

Rasaastan ayaa waxey ka socotaa meel u dhow Saldhiga ugu weyn ee Militariga Dowladda Kenya ay ku leeyihiin Magaalada Gaarisa.

Ilaa iyo hadda lama oga hadii Weerar lagu qaaday Saldhiga Ciidamada Militariga ee Dowladda Kenya ay ku leeyihiin Magaalada Gaarisa.



Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.