Xog :Maxaa Kismaayo Geyay Siyaasinta Qaar Ka mid ah Besha Sade

Ka Dib Safarkii Kismaayo Ay Ku Tagen Magaalada Kismaayo Siyaasiyin Ma Talayay Besha sade Ayaa War Baahiyaha Gedo times. Com Waxaa uu Radiyay Sababta Ka Danbeysay in Siyaasiyinta Besha Sade ay Iyago Kala Qeyb San Ay Tagaan Magaalada Kismaayo Iyado La Ogaa Inay Ku Shirayeen Magaalada Muqdisho.

Waxaa uu Soo Helay Gedo Times in Go, aan Kaligood ah Ay Ku Baxeen Siyaasiyinti Maanta Tagay Kismaayo ee uu Hogaaminyay maxamud Sayid Adan. Ka Dib Markii La Isku Fahmi Wayay Sida Besh ay Oga Qeyb Galeyso Shir uu Ka Maqan Yahay Hogaamiyaha Jubland .

Axmed Madoobe ayaa Wax uu Xilka Madaxweyne Ku Xigeenka U Balan Qaday Cabdi Qadir sh , Cali Dini oo La Dhashay wasiirka Gashaandhiga somaaliya .

Ka Dib Markii uu Qilaaf So Kala dhex Galay Isaga iyo Farataag oo salka Ku Hayay Siyaasada Ay Racayaan ee ku Saleysan Itoobiyo iyo Kenya , Hogaamiyaha Jubland ayaa Racay Dowlada Kenya Halka Fartaagn uu Raacay Itoobiyo Taas oo Kentay Inay Kala fogadaan Axmed iyo Farataag,

Sidoo Kale Masulinta ay Ka mid yihin Owlibaax Balack Cabdi Bare ayaa Loo Balan Qaday wasiro iyo Ku Xigeeno.

Waxaa Diiday Wasiirka Arimah Gudaha iyo Dowalada Hose oo loo Balan Qaday Maxamed Cabadi Kalil oo ku Sugan Magaalada Muqdisho  Isagoo Ku Adkeystay Wax aysan u Dhameyn Besha sade inuusan Kaligis ku Qanceyn .

Sidoo Kale Isagan Waxaa aad itoobiyo ugu Kacasan Tahay Indho Kori oo Dilaaga dadka Besha Sade, Ka Dib Markii uu raacay Axmed Madoobe .

Maalinta Barito ah ayaa Hotel xayaat oo ku Yaalo Muqdisho ayay Madaxada Besha Sade oo uu Hogaaminayo Baree Hiraale Wax ay ku Soo Bandhigayaan Mowqifkooda ku Aadan shirka Kismaayo Ka Furmay,

La Soco Wixii wara Ah insha Alah.



Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.