Dhageyso: Ciidamada Hogaamiyaha Maamulka jubland oo Lagu Layay Duledka Kismaayo .

Ciidamada ilaalada u ah Hogaamiyaha Maamulka jublnd ayaa Dulaan Qawan  Wax ay ku Qadeen Ciidamada Dowlada Faderaalka ah ee Ku Sugan Magalad Kismaayo Ka dib Markii ay isku Dayeen Inay Xeradasi Ka Wataan Saraakil Ka Tirsan Ciidamada Dowlada ,

Halkaasi Waxa Ka Dhacay Iska Hor Imaad Askari ayaa loga Dhawacay Maeshiyaadkii Axmed Madoobe  Baabur nooca lo Yaqaano Nohadana waa Lag qatay Ka Dib Ayaa  la shegay inay Adeen Kismaayo oo ay Udoonteen Hub iyo Ciidan Inkasto Markiibo ay Is Hor Istaag Waxaa Ku Sameyay Ciidamada Itoobiyo ee Howal Galka u jogo Kismaayo

Waa Kan Afhayeenka Ciidamada Dowlada ee Kismaayo  C.rashiid Maclin Gaaz.

Halkaan Ka dhageyso:





Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.