Dhageyso: Heshis Laga Garay Maamul Sameynta Hiraan iyo Sh, dhexe.

Afhayenka Maamulka g, sh, dhexe oo La Hadlay Gedo Times ,Daa, ud Xaaji Ciro ayaa wax uu Ka War Bixiyay In Lagu Heshiyay Dhisida Maaamul sameynta Hiraan iyo Sh, dhexe , Furitaanka wajigisa Labaadna uu Noqonayo Markuu Soo Gabo Gabobo Shirka Turkiga Ka Furmayo Birito.
Wax u shegay Afhayenka in La Qanciyay Belihii Wax Ka Tabanyay Dhisida Maamul Gobaledka Ka Dib Kulamo Layeshay.
Sidoo Kale Afhayeenka Ayaa Ka War bixiyay Halka ay Maryaan Howlagaladii ka Soconayay Gobalka Qeybo Ka mid ah iyo Kulamo Abaandulaha somaliya uu Jowhar kula qadanayo Maamulka Gobalka.
Halkaan Ka Dhageyso





Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.