Daawo: Qardho Waxaan uqabney in Puntland iyo Jubbaland Mataano yihiin

Ismada,waxgaradka iyo odayaasha gobolka Karkaar shir ay igu yimaadeen ayaa cambaareeyey odaaysha dhibka loo gaystey. cuqaashaan lamasaafuriyey lana xiray ayaa sumcad wayn ku leh shacabka somaliyeed taasi waa hadalkii ismadii isug yimid Qardho. cuqaashaan ayaa sheegey in beesha harti meel wayn looga dhacay arintaana wali madhacin, odayaasha ayaa sheegay Axmed madoobe iyo Darwiish inay yihiin Darood.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.