Dhageyso: Shacab ayay Layeen Markaas Qabiil Eedayaan
Xildhibaan daahir amiin jeesow oo maanta warfidiyeenada kula hadlay magaalada muqdisho ayaa waxaa uu cambaareeyay dhibaatooyinka shacabka ku nool gobalka gedo ay ugaysteen ciidamada Kenya. […]
Xildhibaan daahir amiin jeesow oo maanta warfidiyeenada kula hadlay magaalada muqdisho ayaa waxaa uu cambaareeyay dhibaatooyinka shacabka ku nool gobalka gedo ay ugaysteen ciidamada Kenya. […]
Wararka Naga Soo Gaarayo Tulada aluula e u Dhow Magaalada Likoley ee uu Ka Soconayay Dagaal Xogan oo Manta Ka Bilowday Tuladaasi . Ayaa Wax […]
Gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Maxamed Shiiq Cismaan Jawaari ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay xili kulamo kala duwan uu kaga soo qeeb galay dalka Iraaq […]
Taliyaha ciidamada amisom general nakibus lakara ayaa mar kale ku celiyey in howl galka amisom ay ka go,antahay la dagaalanka iyo baabinta xarakada al shabaab […]
Weerarada ka dhanka ah shaqaalaha gargaarka ee ka howl gala Somalia ayaa labo lab noqotay sanadkii tagay iyadoo gaartay 17 dhimasho ah oo loo gastay […]
Wararka aynu ka heleyno Tuulada Aluula oo hoostagta deegaanka Likooni ee Gobolka Gedo ayaa ku soo warramaya in weli dagaal qaraar uu ka soconayo. Dagaalka […]
Xildhibaan Cabdillaahi Xasan Cascaseey oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa sheegay in shirka wadatashiga Qaran fashilka ku yimid aan cid gaar ah […]
Waxaa weli isfaham waa xoogan uu hareeyay Shirka Madaxda Soomaalida ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho kaas oo looga arrisanayay arrimaha la xiriira Doorashada dalka ee […]
Gudoomiyihii degmada Ceelcade ee gobolka gedo Cabdirashiid qoorleex ayey sakaa ciidamada kenya waxa ay ku dileen Tuulada shiidleey ee isla gobolkaasi gedo. kenya ayaa gudoomiyaha […]
Iyadoo uu jiro hadal dhawan kasoo yeeray Saraakiil kenyan ah oo nuxurkiisu ahaa in Beesha Sade ee degta gobolka labaad ee ugu weyn soomaaliya, ay […]
Maamulka kismaayo ayaa sameyey ciidan nabadsug ah oo shacabka Somaliyeed inay kamid noqdaan loo diiday, ciidankaan dhamaantood ayaa waxay kasoo jeeda hal beel sida ay […]
Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in maanta uu ka qeybgalo baroordiiq loo sameynayo askartii loogaga diley ciidamada Kenya saldhig ay ku lahaayeen […]
Kenyan forces have pulled out of a town in El-Ade Somalia where Islamic extremists killed Kenyan peacekeepers recently El-Ade, the town is “no man’s […]
Xildhibaan Maxamud Maxamed Ibraahim Godir oo La Hadalay Warbaahinta Gedotimes ayaa Wax ugu Baaqay Dowlada Inay Faraha Kala Baxdo Maamul Sameynta Hiraan iyo Sh. Dhexe […]
Ciimada Dalka Kenya ayaa Xalay Saq dhexe Waxa ay isag Baxeen Degaanka Ceel Cade ee Gedo oo ay Ku Sugmayeen Maalmihii Danbe Ciidamada ayaan Si […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes