Daawo:XILDHIBAAN CABDI BARRE OO KA HADLAY NIDAAMKA 4.5

Xildhibaan Barre Yusuf kamid ah xildhibaanada dowlada federaalka Soomaaliyeed ayaa kahadlay amaanka Puntland ayaa sheegay inuusan arag inaan wax xabad dhacaysa wuxuu kaloo sheegay maamul goboleedyada ay yihiin kuwo aan waa faqsanayn dastuurka Somaliyeed, waxaan ka ahayn Puntland kuma imaan wax nidaam ah ee waxaa loo sameeyey in xukun lagu boobo,nidaamka 4.5 uu yahay wax qalad ah lana qaadan karin.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.