Daawo:Sanadguuro 51 ee Ciidamada bada Somalia

Munaasabad lagu maamusayaa 51 sanadguuradii kasoo wareegtay markii la aas aasey ciidanka bada Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtey Muqdishu waxaana xafladaa ka qayb galagey Raysawasaare kuxigeenka dawlada somaaliya Maxamed Carte ayaa meesha ka hadalayey iyo wasiirka Gaashaandhiga somaliya c/qaadir shiiq Cali diini.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.