daawo:Taageerid Madaxwayne Cumer Geele oo Jabuuti lagu qabtey

Qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa kula balaaran ay isugu yimaadeen lagu tageerayey Madaxwaynaha jabuuti Ismaaciil Cumar Geele lagu qabtey magaalo madaxda dalka jabuuti ee jabuuti halkaas waxaa kahadlay kala duwan ee bulshada iyakoo sheegey inay taageersan yihiin in madaxwayne Geele dib markale isugu taago madaxnimada dalka Jabuuti.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.