Kenya iyo Somalia oo heshiis dhinaca bagiyada Gaarey

Heshiis ay wadagaareen Kenya iyo Somalia ayaa waxaa lagu heshiisey in bangiyada Kenya ay ka furtaan Local Branch Somalia. heshiiskaan waxuu meesha ka saarayaa walwalkii ay qabeen hay adaha calaamiga ah markey lacag loogu deeqayo Somaliya, heshiiskaan waxaa kala saxiixay wasiirka arimaha dibada somaliya Abdusalam Omer iyo dhigiisahis Kenyan Amina Mohamed heshiis ayaa wax tar u ah shacabka Somaliyeed sida uu sheegay wasiirka arimaha dibada somaliya Abdusalam Omer. waxaase la ogayn sida ay shacabka somaliyeed usoo dhawaynayaan heshiiskaan.
Somalia_iyo_Kenya_oo_heshiis_kala_Saxiixday

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.