Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Arimaha Bulshada

No Image

Daawo:Madaxweyne Waare ayaa Magacaabay wadiiro Xildhibaano ubadan

22nd January 2019 admin 0

Madaxweynaha Maammul goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa Wasiirada, wasiirada la magacaabay ayaa ah xildhibaano ka tirsan baarlamanka Hirshabeele.

Dab

Sawiro:Dab ka kacay Suuqa Sarifka Garbahaaray oo Qasaaro Gaystay

8th September 2018 admin 0

Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ka kacay dab xoog leh kaas oo qasaaro ugaystay Suuqa Sarifka lacagaha. Dabkaan oo ahaa mid Xoog badan […]

usa

Labo dhalinyaro Soomaali ah oo Sabtidii la dilay ayaa Columbus lagu aasay”Sawiro”

25th April 2018 admin 0

Boqolaal Soomaali ah ayaa ka soo qeybgashay aas si wada jir ah loogu sameeyay labo dhalinyaraa oo maalinimadii sabtida lagu dilay mid kamid ah xaafadaa […]

No Image

Gabdhaha Soomaalida Raga Waxa ay Ku qiimeyaan Guurkooda Qarash iyo Qurux Balse Aamina waa ka duwan tahay

6th April 2018 admin 0

Halkaan waxaad idinku soo gudbinaynaa warbixin uusoo diray wariye Dulmidiid Shaashaa uu kaga hadlaayo Gabdhaha Soomaalida Waxa ay raga Ku qiimeyaan Guurkooda Qarash iyo Qurux […]

No Image

Shacabka KIsmaayo Oo farxad Ka Muuqata Furitaankii Garoonka Kubada Cagta

26th April 2017 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa manta oo Arbaco ah si rasmi ah u furay garoonka kubada Cagta ee Waamo […]

No Image

Madaxweynaha soomaaliya oo caddeeyey mowqifkiisa ku aadan dowladda itoobiya iyo xiriirka ka dhexeeyo labada dal.

23rd April 2017 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka baaqday shir caalami ah oo Itoobiya ay qabanqaabiso sanad waliba, Shirkan oo ah kii lixaad laguna magacaabo Tana […]

No Image

Xildhibaanada juubaland oo loo furay Kalfadhigii 3aad ayakoo Niyad jab kamuuqdo

3rd April 2017 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Isniin ah furay kal-fadhigii Sadexaad ee Golaha Shacabka Jubbaland. Kulanka koobad ee […]

amisom

Dhageyso:Ciidamada AMISOM oo Dad Shacab ah Laayay guryana Gubay

10th March 2017 admin 0

Tuulada Qurac vmadobe oo hoos timaada degmada Mahadaay ee Goolka Shabeelaha Dhexe ayaa ku waramaya in Ciidamada midowga Afrika AMISOM ay deegaankaas ku dileen dad […]

jiijile

Afhayeenka jubalnd oo ka Hadley Xarige jubalnd loogu geestay wariyaal iyo Xildhibaan ka tirsan jubalnd iyo Wariye Abdulkaadir jiijiile oo wareystay Afhayeenka daawo waxa kala qabsadey.

9th March 2017 admin 0

Wareysi Gaar ah oo uu TV ga Somali Cable siiyay Afhayeenka Laamaha Amaanka ee Jubbaland Axmed Carab ayuu ku dafiray dhacdooyin ka dhacay Magaalada Kismaayo, […]

No Image

Dhageyso:Madaxwaynaha soomaliya Abaaraha ay siinaynaa Ahmiyada Koowaad

7th March 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta la kulmay Xog-yaha guud ee Qaramada Midoobey iyo wefdi uu hoggaaminayo oo yimid magaalada Muqdisho, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed […]

No Image

Dhageyso Radio Kulmiye: Barmaamijka xogwareysi oo Looga Hadlay Maamulka Jubbaland oo wada dilal qorshaynsan wariyaasha madaxa Banan

26th February 2017 admin 0

Sida aad ka warhaysaan Horey waxaa u jirey khilaaf u dhexeeyey wariyaasha madaxa banaan iyo wasaaradda Warfaafinta jubaland kaas oo yimid ka dib markii Wasiirka […]

No Image

Nabadsugida Jubbaland iyo Saxansaxo oo qorsheynaayo in uu fal dil ah u geysto qaar ka mid ah wariyaasha madaxa banaan ee ka howlgalo magaalada kismaayo

25th February 2017 admin 0

Sida aad ka warhaysaan Horey waxaa u jirey khilaaf u dhexeeyey wariyaasha madaxa banaan iyo wasaaradda Warfaafinta jubaland kaas oo yimid ka dib markii Wasiirka […]

Faallo: Maxay Itoobiya ku dooneysaa in mar kale la doorto Xasan Sheekh?

3rd February 2017 admin 0

Maxaa keenay in xukumada itoobiya Faraha la soogasho Doorashada Soomaaliya Sanadkaan 2017 iyadoo Doorashadadii Tan ka horeysa aysan sidaan usoo faragalin. Raysal wasaarahii itoobiya Mila […]

No Image

Maleeshiyaadka Liyuu Booliska Itoobiya oo Degaanka Balanbale iyo Caabudwaaq shacab Ku Xasuuqay

25th January 2017 admin 0

Maleeshiyaadka Liyuu Booliska Itoobiya ayaa dad shacab ah ku xasuuqay deegaano udhaw Degmada Balanbal iyo Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Khasaaraha ay Maleeshiyaadka Liyuu Booliska Itoobiya […]

No Image

Burco= Guri Loo Dhisay Cabdale Iyo Qoyskiisa Oo Danyarta ah

25th January 2017 admin 0

Posts navigation

1 2 … 6 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2023 | WordPress Theme by MH Themes