Maleeshiyaadka Liyuu Booliska Itoobiya oo Degaanka Balanbale iyo Caabudwaaq shacab Ku Xasuuqay

Maleeshiyaadka Liyuu Booliska Itoobiya ayaa dad shacab ah ku xasuuqay deegaano udhaw Degmada Balanbal iyo Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Khasaaraha ay Maleeshiyaadka Liyuu Booliska Itoobiya ay ugaysteen shacabka ayaa ah dhimasho gaaraysa sadex intaas inay kabadan tahay ayaa lafilayaa waxaayna xabsiga utaxaabeen in kabadan 100 raga mana ahan markii ugu horeysay oo ay maleeshiyaadka itoobiya ay falal xun kula kacaan Bulshada Soomaliyeed.

Waxgaradka,Siyaasiyiin iyo Xildhibaano kasoo jeeda deegaankaas ayaa dacwad ka gudbiyey maleeshiyaadka liyuu Itoobiya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.