Fiirso:Todobo Caruur Ahaa oo Ku Dhimatay Qaraxyadii Hotel Dayax iyo dhaawacyadii oo La Gaarsiiyey Isbitaalka Madiina

Todobo Caruur ahaa iyo Macalinkii dugsi Qur’aanka u dhigayey ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Weerarkii ismiidaaminta ahaa ee saakay lagu qaaday Hoteelka Dayax ee Magaalada Muqdisho Caruurta dhimatay iyo Macalinka ayaa ku sugnaa Xarun Dugsi oo ku taalay meel aan sidaas ugu fogeyn Hoteelka Dayax.

In ka badan 30 qof oo qaba dhaawacyo kala duwan ayaa la gaarsiiyey Isbitaalka Waxaa jira sidoo kale dad isbitaalka Madiina la geeyey iyaga oo Meyd ah, kuwaasi oo la dhigey qolka Meydka ee Isbitaalkaasi.
hoteldayaxhoteldayax (1)

hoteldayax (2)

hoteldayax (3)

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.