Guddomiyaha degmada Doolow ayaa booqdey iskuulada hoose dhaxe ee degmada

dolow

Gudoomiyaha Degmada Doolow ee Gobolka Gedo Iidle Xasan Cabdulaahi ayaa soo kor meeray goobaha waxbarashada sida iskuulada hoose dhex ee degmada Doolow, kormeerka gudoomiyaha ayaa ahaa sidii u ogaalan lahaa tayada waxbarashada iyo baahaiyaha waxbarsho ee kajirta degmada Doolow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.