Qarax kale oo ka dhacay Hotelka Dayax iyo Dagaalkii oo Lasoo Afjaray

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa sheegay in la soo Afjaray Howlgalkii ka socday Gudaha Hotelka Dayax ee Magaalada Muqdisho oo Saaka ay Weerar ku qaadeen Dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab.
Saraakiisha Ammaanka ayaa sheegay in la dilay Raggii ka tirsanaa Shabaab ee ka dhex dagaalamayay Gudaha Hotelka Dayax oo ah Hotel ku yaalla Wadada Maka Al-mukarama.

Warar horu dhaca ayaa sheegaya Weerarkaan iyo Khasaaraha ka dhashay aya gaarayaan 8 dhimasho ah in qasaaruhu intaa kabadan ayahay baa la qiyaasayaa Wariyaha Gedotimes oo ku sugan Hotelka Weerarka lagu qaaday ayaa sheegay in ay Arkeen Meydadka in badan oo yaala Agagaarka Hotelka.
hotel dayax (1)

hotel dayax (2)

hotel dayax (3)

hotel dayax (4)

hotel dayax (5)

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.