Dhageyso:Ciidamada AMISOM oo Dad Shacab ah Laayay guryana Gubay

amisom

Tuulada Qurac vmadobe oo hoos timaada degmada Mahadaay ee Goolka Shabeelaha Dhexe ayaa ku waramaya in Ciidamada midowga Afrika AMISOM ay deegaankaas ku dileen dad xoolo dhaqto ahaa islamarkaana ay ka wateen dad kale. Ciidamada Amisom ayaa jidka u galeen Ciidamo ka Tirsan Al-shabaab kadibna bulshadii bay ku cara baxeen ayakoo isugu daray dil iyo inay gubaan guryahooda dadna wa latageen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.