Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Articles by admin

konfur africa

Ganacsato lagu laayay dalka Koonfur Afrika(magacyada)

3rd February 2017 admin 0

Kooxo burcad South Africaan ah ayaa weerarro ay ku qaadeen goobo ganacsi oo ay lahaayeen muwaadiniin Soomaali ah waxaa ay ku dileen labo ganacsade oo […]

saacid

RW hore DR Saacid Shire Oo Ka Hadlay Doorashada 8-da bisha

3rd February 2017 admin 0

Faallo: Maxay Itoobiya ku dooneysaa in mar kale la doorto Xasan Sheekh?

3rd February 2017 admin 0

Maxaa keenay in xukumada itoobiya Faraha la soogasho Doorashada Soomaaliya Sanadkaan 2017 iyadoo Doorashadadii Tan ka horeysa aysan sidaan usoo faragalin. Raysal wasaarahii itoobiya Mila […]

dolow

MUUQAAL: Wafdi ka socda Maamulka Axmed Madoobe oo gaaray Doolow iyo shacabka oo ku dibadbaxay

3rd February 2017 admin 0
bara

VIDEO: Dadkii ka soo barakacay gobolka Baay oo ku dhiban duleedka Muqdisho

3rd February 2017 admin 0

MUUQAAL: Fannaantii Somaliland oo shaaciyay inay ka qeyb galayaan xafladda Khaatuma

3rd February 2017 admin 0

https://www.youtube.com/watch?v=e6HoYOsb7pc

DAAWO: Xasan Sheekh oo weerar afka ah ku qaaday afar musharrax oo uu kaga cabsanayo kursiga

3rd February 2017 admin 0

https://www.youtube.com/watch?v=ee-9-K16X-Q

DAAWO: Faroole oo si adag uga hadlay muranka badda iyo doorashada

3rd February 2017 admin 0

https://www.youtube.com/watch?v=FCD-esHGB9Q

Magacyada musharrixiinta berri khudbadaha jeedinaya

3rd February 2017 admin 0

Maalinimada berri ee Sabtida ah Xildhibaanada Aqalka Sare iyo sidoo kale golaha Shacabka waxaa  khudbado ka horjeedin doona Sideed Musharax. Musharaxiinta Khudbadaha jeedin doona Sabtida ee […]

Dhageyso dood adag oo loo qabtay Shariifka, Culusow Iyo Ciilmooge+xog xasaasi ah

3rd February 2017 admin 0

Malainta Arbacada ee soo socota oo bishu tahay 8-da Febraayo waxaa la qaban doonaa doorashada madaxweynaha dalka Soomaaliya. Barnaamijkeenna Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan […]

DEGDEG: Musharrixiin badan oo kulan ku leh Muqdisho

31st January 2017 admin 0

In ka badan 10 musharrax ayaa kulan adag iminka uu uga soconayaa magaalada Muqdisho. Kulanka oo ay musharrixiinta uga hadlayaan arrimaha doorashada Soomaaliya ayaa waxa […]

tarzan

XOG: Tarzan oo kashifay sir badan oo ku saabsan doorashada

31st January 2017 admin 0

Sida uu qorshuhu ahaa Maanta ayaa lagu waday in magaalada Muqdisho  lagu qabto dood wadaag ay ka qeyb galayaan Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxtinimada […]

MUUQAAL: Odayaasha Buuhoodle Oo Taageeray Madaxweyne Galeyr

31st January 2017 admin 0

DEGDEG DAAWO: DR. Beyle Oo Xaqiijiyay In La Baajiyay Dooddii Musharrixiinta

31st January 2017 admin 0

Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha JF Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in gabi ahaanba la joojiyay doodii loo qaban lahaa Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha jamhuuriyada […]

No Image

Dhageyso: Xildhibaankii Puntland Dib Loogu Celiyay Oo Mar Kale Garoowe Lagu Doortay

31st January 2017 admin 0

Xarunta Jaamacadda PSU ee magaalada Garoowe ayaa hadda waxaa lagu soo gabagabeeyey doorashada mid kamid ah xildhibaanada aqalka hoose ee barlamaanka Soomaaliya ka soo gelaya […]

Posts navigation

1 2 … 38 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2023 | WordPress Theme by MH Themes