Magacyada musharrixiinta berri khudbadaha jeedinaya

Maalinimada berri ee Sabtida ah Xildhibaanada Aqalka Sare iyo sidoo kale golaha Shacabka waxaa  khudbado ka horjeedin doona Sideed Musharax.

Musharaxiinta Khudbadaha jeedin doona Sabtida ee ay shaaciyeen Guddiga Doorashada Madaxweynaha ayaa kala ah:

  1. Cabdinaasir Cabdulle Maxamed
  2. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
  3. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud faroole
  4. Cabdulaahi Cali Axmed
  5. Cabulaahi Cali Xasan
  6. Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi
  7. Cali Xaaji Warsame

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.