Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2017

galyr

Daawo:Maamulka Khaatumo Oo Shir Uqabtay In Kabadan 200 Oo Ergo Kaladuwan

28th February 2017 admin 0
No Image

Daawo:Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir looga Hadlaayo Abaaraha

28th February 2017 admin 0
shir

MadaxweyneSoomaliya oo Shir gudoominaya Shirka looga hadlaayo Abaarta Soomaaliya

28th February 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa furay shirka gurmadka Abaaraha Soomaaliya ee u dhaxeeyey beesha caalamka iyo dowladda Federaalka Sooomaaliya,Shirkaan ayaa ka dhacaya […]

gaas

Xildhibaannada Puntland oo mooshin ka wada Madaxweyne Gaas

28th February 2017 admin 0

Xildhinbaano ka tirsan Maamulka Puntland ayaa ka dhawaajiyay inay qorsheynayaan mooshin ka dhan ah madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas sababtoo ah waxuu ku fashilmay […]

No Image

Xiliga uu Raisulwasaaraha Magacaaban Hortagayo Baarlamaanka Soomaliya oo La Shaaciya

28th February 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Mr Xasan Cali Kheyre ayaa la filayaa in maalinta barri ah uu hortago Xubnaha labada Gole ee Shacabka iyo Aqalka […]

rashin

Deeq Raashina oo lagaarsiiyey barakacayaasha kusugan Kismaayo

28th February 2017 admin 0
lacag

Ku dhawaad 200 boqol oo arday indhoolayaal ah ayaa lagaarsiiyey deeq lacageed iyo agab waxbarasho

28th February 2017 admin 0

Ku dhawaad 200 boqol oo arday indhoolayaal ah oo wax ku barta dusiga deef ee magaalada muqdisho ayaa lagaarsiiyey deeq lacageed iyo agab waxbarasho oo […]

No Image

Daawo: Madaxweynaha HirShabeele ayaa faah faahin kabixiyay magacabista golihiisa wasiirada

28th February 2017 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle Cali C/laahi Osoble oo warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay mooshin ay Xildhibaanada baarlamaanka Maamulkaas ay ka gudbiyeen iyo sida loogu hor […]

puntland

Daawo: Odayaasha iyo waxgaradka Puntland kulan ay isugu Yimada Magalada Qardho ayaa ka digay qal qal siyaasadeed

28th February 2017 admin 0
mowliid

Xaflad lagu taageerayey gudoomiye ku geenka 2aad ee golaha sare Soomaaliya oo Kadhacday Finland

27th February 2017 admin 0

Xaflad heer sare loo soo agaasimyey oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyada soomaliyeed ee finlnad lagu soo dhaweynayey gudoomiye ku geenka 2aad ee Aqalka sare […]

No Image

Daawo:Dabkii baabi’ieyey Suuqa wayn ee Bakaaraha Muqdisho

27th February 2017 admin 0
jawaari

Warsaxafadeed:Guduumiyaha Golaha Shacabka Oo Shaaciyey xiliga Kalfadhiga Barlamanka soomaliya Furmaayo

27th February 2017 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa yiri “waxaan ku wargelinayaa Jaalleyaasha Golaha Shacabka in ay u diyaar noqdaan furitaanka […]

No Image

Muqdisho:Qarax Miino oo kadhacay Isgoyska Ex Control Afgooye

27th February 2017 admin 0

Wararka naga soo gaaraya Isgoyska Ex Control Afgooye ayaa ku waramaya in gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa in uu ku qarxay halkaas, Gaairgaan waxaa […]

dab

Khasaaro Nafeed oo uu geystay dabkii ka kacay Bakaaraha

27th February 2017 admin 0

Dabka ayaa ka kacay sida la sheegay qeybta suuqa Al-khaliifa ee isla Gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada muqdisho waxaana halkaasi ku baaba’ay hanti aad iyo […]

shakir

Madaxwayne Sh Shaakir oo Booqday Jimciyada Shiiq Aadan dheere ee Muqdisho

27th February 2017 admin 0

Posts pagination

1 2 … 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes