Ku dhawaad 200 boqol oo arday indhoolayaal ah ayaa lagaarsiiyey deeq lacageed iyo agab waxbarasho

lacag

Ku dhawaad 200 boqol oo arday indhoolayaal ah oo wax ku barta dusiga deef ee magaalada muqdisho ayaa lagaarsiiyey deeq lacageed iyo agab waxbarasho oo kayimid jaaliyadaha soomaliyeed ee kunool dalka dibadiisa ardaydaan ayaa uga macad celiyey dadkii usoo dhiibay deeqdaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.