Daawo: Madaxweynaha HirShabeele ayaa faah faahin kabixiyay magacabista golihiisa wasiirada

Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle Cali C/laahi Osoble oo warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay mooshin ay Xildhibaanada baarlamaanka Maamulkaas ay ka gudbiyeen iyo sida loogu hor yimid Wasiiradii uu dhawaan Magacaabay.

Madaxweyne Osoble ayaa difaacay wasiirada uu Magacaabay Todobaadkii aynu soo dhaafnay kuwaasi oo ka koobnaa 23-wasiir, 23-wasiir ku-xigeenka iyo 6-wasiiro dowle, waxaa haatan jowhar laga dareemayaa sida Xildhibaanada ay ugu soo horjeedaan wasiirada la magacaabay inkastoo wasiirkii beeraha Maamulkaas uu iscasilay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.