Xildhibaannada Puntland oo mooshin ka wada Madaxweyne Gaas

gaas

Xildhinbaano ka tirsan Maamulka Puntland ayaa ka dhawaajiyay inay qorsheynayaan mooshin ka dhan ah madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas sababtoo ah waxuu ku fashilmay wax ka qabashada siyasada , dhaqaalaha iyo Amaanka deegaanada Maamulka Puntland.

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi wali Maxamed Cali Gaas oo ka hadlay xiisadaha maalmihii lasoo dhaafay ka taagnaa Magaalooyinka Puntland ayaa sheegay inay ka dambeeyaan kooxo dabley ah oo uu sheegay inay doonayaan dhibaateynnta shacabka.

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay iany la xisaabtami doonaan dadka qaska ka wada deegaanada Maamulka Puntland , oo maalmahaan xaalkoodu uu alow sahal noqday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.