Xiliga uu Raisulwasaaraha Magacaaban Hortagayo Baarlamaanka Soomaliya oo La Shaaciya

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Mr Xasan Cali Kheyre ayaa la filayaa in maalinta barri ah uu hortago Xubnaha labada Gole ee Shacabka iyo Aqalka Sare.

Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in shaqada ugu horeysa ee Barlamaanka Soomaaliya uu qaban doono marka uu isku soo laabto ay noqon doonto ansixinta Ra’iisul wasaaraha cusub
Mr Kheyre ayaa labada Gole weydiisan doona Maalinta barri ah Codkooda Kalsoonida.

Haddii ay siiyaan Xildhibaanada Codka Kalsoonida Ra’iisul Wasaaraha Cusub ayaa waxa uu soo Magacaabi doonaa Golihiisa Xukuumadda.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii uu Magacaabay Ra’iisul Wasaarihiisa ku tilmaamay shaqsi Howlkar ah islamarkaana ay isla shaqeyn

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.