Xaflad lagu taageerayey gudoomiye ku geenka 2aad ee golaha sare Soomaaliya oo Kadhacday Finland

mowliid

Xaflad heer sare loo soo agaasimyey oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyada soomaliyeed ee finlnad lagu soo dhaweynayey gudoomiye ku geenka 2aad ee Aqalka sare Soomaaliya Mudane Mowliid Xuseen Guuhaad, xafladaan waxaa kasoo qayb galay qaybaha kala duwan ee Bulshada dadkii sidoo kale dadkii ka hadlay xaflad ayaa waxay amaaneen sida wanagsan oo barlamanka soomaliyeed sameeyeyn ayakoo doortey Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi.

Ugu dambayntii waxaa goobta ka hadlay Gudoomiye kuxigeenka Labaad ee aqalka sarre ee soomaaliya Mowliid Xuseen isagoo umahad celiyey Jaaliyada Finland sida wanaagsan ay usoo dhaweeyeen isagoo u gudbiyey salaan uu kawaday Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.